jump to navigation

(Dawoo)Xoogagga Al-Shabaab Al-Mujaahidiin oo soo bandhigay Tababarkoodii ugu dambeeyay iyo Hub casri ah Oktoobar 13, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka.
add a comment

Xoogagga Al-Shabaab Al-Mujaahidiin oo soo bandhigay Tababarkoodii ugu dambeeyay iyo Hub casri ah oo ay kula dagaalamayaan Ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo kuwa Shisheeyaha ee kusugan wadanka Soomaaliya.

Tababarkan ay soo Bandhigeen xoogagga Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si aad ah u muujinaya kartidooda iyo sida ay isugu (more…)

Advertisements

Al Shabaab Oo ku Guuleystay Dhinaca Arrimaha Dibedda iyo Gudaha Xiritaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oktoobar 12, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
add a comment

 

11-10-2008   Dadka qaarkiisa ayaa u arkay xiritaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo in laga qaado xayiraada  kadib codsi odayaasha uga yimid inay guul daro iyo fashilaad ku timid Shabaab-ka. Laakiin Shabaabka ujeedadii ay ka lahaayeen xayiraada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waa ku guuleysteen.  Dhinaca arrimaha dibadda, Axmaduu Walad Cabdalla ayaa (more…)

(Caaqil Xooshoow “Kuwa Maanta Qabiilka ku riixaya Fu’aad Shongolle, Xassan Turki, Iyo Muqtaar Rooboow ee Gabre iyo Majuusi Yuusufna ay Madaxda u yihiin Waa Gun aan Metelin Beelaha ay Codkooda ku Hadlayaan) Oktoobar 6, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
add a comment

Muqdisho,05,Okt,2008,Axad,(Hillaac.net) “Beesha ugu Ayaanka daran Beelaha Soomaalida isla markaana Had iyo goor ay Hor boodaan Shaqsiyaadkooda ugu Xikmadda iyo Caqliga liita waxaan oran karaa Waa Beesha aan ka dhashay ee Hawiye, Anigoo Dabcan aan jecleyn inaan (more…)

Garabka Jabuuti ee Sheikh Sharif Garanay ee Garabka Sheikh Aweys ee Casmara maxey hayaan ma Casmara hala fadhiya oo oo xalka Somaliya halaga sugu Isaias Afwerki miyaa. Oktoobar 3, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka.
add a comment

(03-10-2008) Kadib markii Isbaheysigii Dibuxoreynta uu ku yimid burburka ayaa kooxdii uu hogaaminayey Sheikh Shariif waxey u lebisteen in ay La shaqeystaan Gaalada iyo kooxda Imbagathi halka Garabkii ku haray Casmara ee Sheikh dahir uu hogaaminayey ay weli agfadhiyaan Isaias Afwerki oo la ogyahay in dhabaatada ka jirta Somaliya uu ka yahay qeybta ugu weyn hadaba maxaa u dan ah garabka Casmara ee Sheikh Aqweys ma in Afwerki loo xirado mase in la radiyo xalka Somaliya iyado la ogyahaya in hadii la joogo Casmaro aan wax dan ah loo hayn Somaliya.

Garabka Casmara ayaan cadeynsan oo aan la imaan Hab xal loogu heli karo arimaha Somaliya halka Garabka Jabuuti ay xal u arkaan in Wax lala qeybsado (more…)

Insurgents in Afghanistan Are Gaining, Petraeus Says Oktoobar 2, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, News in English, Wararkii u dambeeyay.
add a comment

nytimes

LONDON — As he prepares to take up his post as head of Central Command, Gen. David H. Petraeus said in an interview this week that he expected the fight against the insurgents in Afghanistan and Pakistan to get worse before it got better.

“Obviously the trends in Afghanistan have been in the wrong direction, and I think (more…)

Sheikh Shariifow Hadii aad shalay noo sheegeysey in lala diriro Kooxda Imabagathi sida Col, Yuusuf iyo Saaxiibadiis Darwiish, C/Qeybdiid, M/Dheere maxaa didaya in lalad diriro Kooxdaada Jabuuti ma Oktoobar 2, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
add a comment


(01-10-2008) Sheikh Sharif Sheikh Axmed wuxuu in badan dadka Somaliyeed u sheegi jirey in lala diriro Kooxda Imbagathi oo ay ugu horeeyaan Col, yuusuf, C/Qeybdiid, Darwiish, Maxamed Dheere,
Hadaba sheikhow hadii aad shalay sidaa hadalka u dhigtay kawaran kuwa iyaga Micigooda ah sida kooxdaada Jabuuti maxaa diidaya in leydinla diriro.

Waxaa dad badan oo Somaliya ay la yaaban yihiin markii ay maqlaan Culumada somaliyeed oo ka hadleysa in sheikh sharif iyo kooxdiisa leyska dhiciyo loona diyaar garoobo sidii looga hortegi lahaa sharta ay umada Somaliyeed u soo wadaan oo (more…)

Halbeega Lagu Garto Qunyar Socodka ay Gaaladu Doonayso inay Maamulka u Dhiibto Seteembar 29, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
add a comment

In badan ayaan maqalnaa gaalada oo ku celcelinaysa erayga qunyar socod ama muslimiinta maskaxda furan, hadaba waa ayo qunyar socod marka la saaro miisaanka Mareykanka iyo reer galbeedka?

1. Qunyar socod waa qofka aaminsan in Islaamka iyo dimoqraadiyaddu aanay is diideyn.
2. Qunyar socod waa qofka aaminsan in guusha aan lagu gaareyn (more…)

Bailout can’t hide it – the United States is broke Seteembar 28, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, News in English, Wararkii u dambeeyay.
add a comment

Even leading Republicans in Congress, including presidential nominee Sen. John McCain, recoiled from Treasury Secretary Henry M. Paulson’s proposal to take absolute power over $700 billion to be borrowed by the federal government and used to (more…)

Mu’assasaha Al-qimmah presents:Cajal cusub [Sh/Shariif Shalay iyo maanta] Seteembar 27, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Informative Videos, Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
1 comment so far

Allaahu akbar: Dagaalkii Maraykanku ku qaaday Muslimiinta oo sababay dhaqaalihii Maraykanka oo dhulka galay. Seteembar 27, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
add a comment

Sabti 27 Ramadaan 1429 (27/09/2008)

Maraykanka oo 7 sano ka hor ku dhawaaqay dagaal uu ugu magac daray dagaalii Saliibka ayaa hadda maraya xaaladdii ugu xumayd ee dhaqaale, waxana mar kaliya khadka ka baxay Bangiyadii ugu waawaynaa Maraykanka iyo shirkado badan oo dadka lacago amaahin jiray, waxa dhulka galay qiimihii dolarku ku lahaa aduunka waxana khalkhalay dhammaan dhaqaalihii (more…)