jump to navigation

Ciidamada itoobiya oo baqtigooda kaga cararay xaafadda xararyaale iyo ayagoo duqyen xoog leh ku wada suuqa Bakaaraha Nofeembar 8, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

dagaal xoogan oo weli ka soconaya agagaarka sooqa bakaaraha gaar ahaan xaafadda xararyaale oo ay ka wada qeybqaadanayaan dhamaan mujaahidiinta qeybahooda kala duwan ee Al-shabaab, Kanboobi iyo Saraakiisha ka madaxbanaan Asmara iyo Jabuuti intaba ayaa waxaa dharbaaxo xoog leh lala helay ciidamada xabashida ee ka soo faafay isbartiibada iyo Falorensa.

waxaa dhex yaala luuqluuqyada xaafadda Xararyaale baqti badan oo itoobiyaan ah ayadoo ay ku dhiiran la’yihiin ciidamada itoobiya inay soo qaataan baqtigooda.

Ciidamada xabashida ayaa weli duqeyn xoog leh ku wada suuqa bakaaraha waxaana ay dhowr madafac ku soo dhaceen agagaarka shirkadaha isgaarsiinta, duqeyntaan ayaa ah mid ula kac loogu soo duqeynaayo goobaha ay dadka u badanyihiin balse allaah mahaddii maanta oo jumca aheyd daraadeed waxaan aad u badneyn dadka suuqa ku sugan taasoo qeyb ahaan fududeysay khasaaraha dadweynaha.

mujaahidiinta ayaa si rasmi ah u muujiyey inaysan soconeyn wax xabad joojin ah inta ay dalka ku suganyihiin ciidamo gaalo ah iyo kooxo murtadiin ah, mujaahidiinta ayaa ku celceliyey wax badan in ujeedada dagaalkooda ay tahay in gaalada dalka xoog looga saaro dalkana sharecada lagu xukumo.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: