jump to navigation

Ururro Cusub oo sheegaya in ay la Dagaallamayaan Tigreega ayaa Muqdisho ku soo badanaya Iyadoo Qaarkood ay Ujeeddooyin kale leeyihiin Maadaama Guushu soo dhawaatay!! Oktoobar 6, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

Muqdisho,05,Okt,2008,Axad,(Hillaac.net) Goobaha Ururada Cusub looga Dhawaaqayo ee Xorta ah Iyo Deegaannada Tigreega laga suuliyey Rag baa Dhiigooda ku Bixiyey oo Naftooda iyo Maalkooda u huray, Ma Xuma in Urur Cusub oo Tigreega la Dagaallama Ciddii Awoodda ay sameysato Waxase Nacasnimo tii ugu Liidatay ah in Shaqsiyaadka Qaar markii ay Urur Sameysanayaan ay isku dayaan ineey wax ka Sheegaan Mujaahiddiinta Maanta u Fududeeyay ineey Muqdisho soo dhex fariistaan oo ay Urur uga Dhawaaqaan, Iyadoo Xaalka Muqdisho Sannad ka hor la’ogaa siduu ahaa.

Waxaa Dullinnimo ah in Shaqsi sheeganaya in uu la Jihaadayo Gaalada Madoow ee ku soo Gardarrootay Ciidda Soomaaliya uu misana isku dayo inuu Caan ku noqdo Wax ka Sheegidda Mujaahiddiintii ka Horreysay oo Dhiigooda uu doonayo inuu wax ku noqdo.

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho looga Dhawaaqay Urur Cusub oo Magaciisa lagu sheegay Khaalid Bin Waliid Ururkaasoo Markii ugu horreysay ee Magaciisa la maqlaba Saxaafadda ku soo galay Hadallo uu ku sheegayo in Ururka Alshabaab ay ku Qaldan yihiin Xirnaanshaha Garoonka Dayuuradaha, Maba Dhalanine Dhowrteysan Ogaa?.

Waxaa Dadku ay is weydiinayaan Sababta Ururkan Cusub uu ugu Dhiiraday in uu Dhaliilo Mujaahiddiinta Gaalada Madoow ku Qasabtay in ay ka soo yeerto “Nairobi baan u Guureynaa” ?.

Waxay Aniga ila tahay Maadaama Guushu ay soo Dhawaatay oo Gaala-Madoow iyo Wuxuushtii la socotay ay Galbadeen in Shaar Beddelashadu ay Muddooyinkanba socotay, Waxana la Hubaa in ay Socdaan Qorshayaal Dhowr ah oo lagu soo dhex galayo Mujaahiddiinta Guusha Qarka u saaran si mar kale loo Fashiliyo Sidii kal horeba ku dhacday Maxaakiimtii Islaamiga.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: