jump to navigation

Sheikh Shariifow Hadii aad shalay noo sheegeysey in lala diriro Kooxda Imabagathi sida Col, Yuusuf iyo Saaxiibadiis Darwiish, C/Qeybdiid, M/Dheere maxaa didaya in lalad diriro Kooxdaada Jabuuti ma Oktoobar 2, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
trackback


(01-10-2008) Sheikh Sharif Sheikh Axmed wuxuu in badan dadka Somaliyeed u sheegi jirey in lala diriro Kooxda Imbagathi oo ay ugu horeeyaan Col, yuusuf, C/Qeybdiid, Darwiish, Maxamed Dheere,
Hadaba sheikhow hadii aad shalay sidaa hadalka u dhigtay kawaran kuwa iyaga Micigooda ah sida kooxdaada Jabuuti maxaa diidaya in leydinla diriro.

Waxaa dad badan oo Somaliya ay la yaaban yihiin markii ay maqlaan Culumada somaliyeed oo ka hadleysa in sheikh sharif iyo kooxdiisa leyska dhiciyo loona diyaar garoobo sidii looga hortegi lahaa sharta ay umada Somaliyeed u soo wadaan oo gaaladu usoo dhiibeyso,

Sababaha loo la dirirayey kooxda Imbagathi maahan in aysan Somali aheyn ee waa in ay ku raali noqdeen dhibaatada ku habsatey wadanka iyo Gaalada qabsatay Dalkeena sidaa awgeed ayey waxey xaq uyeesheen in Aduunka lagu Ciqaabo Aaqirona ilaah loo daayo hadaba cidkasta oo raali ku noqota ama kala qeyb qaadata kana hortimaada Halganka iyo jihaadka socda waa in lala diriraa loolana diriraa sida Gaalada illaah aya anoo sheegay in kii gaalo ku raali noqda in uu iyaga kamid yahay Sheikh Sharifna hada wuxuu mar walba afka ku hayaa nabada Somaliya waxaa diidan kooxo ku xiran dad shesheeye ah taas oo uu ka soo qaatay Gaalada,

Wareysigii ugu danbeeyey ee uu hada Sitimaan kohor siiyey qaar ka mida Idaacadaha wuxuu ku sheegay in wax la tuur tuuro aan wax lagu xoreyn Karin Bal wuxuu ku sii daray in Dalku uuka degi layahay Xoogo ku xiran dad shisheeye ah taas oo uu ula jeedo Mujaahidiinta in ay ku xiran yihiin dad shisheeye sida ay Gaaladuba u tiraahdo Marka Sheikhow mashalay ayaad waaleed mise manta yaad waalantahay,

Hadiise Mujaahidiintu ku xiran yihiin dad shesheeye adigu yaadku xiran tahay ogow sheikh Adiga iyo Col, yuusuf, C/Qeybdiid, Darwiish, Maxamed Dheere, Waxaad wada tihiin Somali hadii aad ayaga raacdona waxaad muteysaneysaa tii ay muteysteen oo kale hadaba si aad uga beri noqoto ka toobad keen Dunuubta aad gashay ilaahna u soo noqo hadii kale wax ba yeysan wax weyn kula noqon hadii lagu rediyo oo runta laguu sheego ,

Waxaan meelo badan ka maqlaayey qolooyin leh Sheikh xasan Turki ayaa Gaaleysiiyey sheikh Sharif xasan Turki kuma Gaaleysiin laakiin wuxuu sheegay in ninkii Gaalo ku raali noqda uu iyaga ka mid yahay leyskana dhicinaayo sheikh Muqtaar roobowna waa sheegay marka dadka waxaa laga rabaa ama Sheikh waxaa laga rabaa markii Gaalnimo laga hadlo maahan in gaaladii hore laga hadlaayo waxa alaga hadla awaa kuwa hada jooga marka naftaada gaalnimo kaberi yeel ,

W’Q Cadde yarre
cyrre@hotmail.com

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: