jump to navigation

Dagaal ba’an oo u dhexeeya Mujaahiddiinta Iyo Cadawga Madoow oo ka Qarxay haatan Agagaarka Madaxtooyada!! Seteembar 29, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

War Deg-Deg ah:- Muqdisho,29,Sept,2008,Isniin,(Hillaac.net) Dagaal aad u culus oo u dhexeeya Mujaahiddiinta soomaaliyeed iyo Cadawga Wejiyada badan ee isla socda ayaa goor dhaw ka qarxay qeybo ka mid ah Caasimadda Muqdisho gaar ahaan Wardhiigleey, Xararyaale, Iyo Aagag kale oo ku dhaw-dhaw Madaxtooyada.

Dagaalka oo la’isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ah mid Kuleylkii uu ku billowday weli soconaya Iyadoo Madaafiic aad u Cul-culus oo ay Adeegsanayaan Cadawga wada socda ay ku soo dhacayaan Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho oo uusan Dagaal ka socon.

Weli si Buuxda looma oga Qasaaraha ay geysteen madaafiicda ay Cadawgu ku garaacayaan Xaafadaha Muqdisho Iyo Qasaaraha soo gaaray Cadawga Maadaama Dagaalku uu si kulul weli uga socdo aagaggii uu ka billowday isku socodkii Dadka iyo Gaadiidkuna uu gebi’ahaanba hal mar istaagay.

Wixii war ah oo naga soo gaara Dagaalka Dib baan idin kala socodsiin doonnaa Haddii alle idmo.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: