jump to navigation

Dumao lagu seexye Seteembar 26, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Gabay/poem.
trackback

W/Q H/SACDIYA

dacuflow adris weynu nahey duumo lagu gu ridye
idaaa waan ku iri taana adaa diidey duumo lagu gu ridye
diirka waan iskaga egnahey duumo lagu gu ridye
dabeecadahanagaa isdiidan duumo lagu gu ridye
diinta mawadaagno duumo lagu gu ridye
deyradaa nookala oodan duumo lagu gu ridye
duliyaa tahey dadqal batahey dumo lagugu ridye
kuwa dowlada lagu sheegey dumao lagu seexye

qoraxdii aroor soo baxdee uu eebe qadaro
qey ladhaan iyo qaribaad baa taagan,
qalalaase lagu baabey iyo gumaad baataagan,
maquuste wuxuu tangi iyo tigree soo tubey
waali taako matagin dhibkii waataaganyahey
sanad walba taariikh buu leeyahey

Maalin walba qisey-leedihi Qasnado taariikheede
Maquustow taariikh aduunka kutaalaah duumo lagu ridyee*
Qalbidhagax iyo qaafil baatahaye, duumo laguguridye*
Qeyrkaa waad ka hoos martoo qadarin ma mudnide duumo lagu guridye*
Qaranimadii soomaaliyeed qabriyaad*
Ku astoo qadarin ma mudnid duumo lagu guridye*
Qabri waaxaad galee adigoo wali ciilqaba duumo laguguridye*
Cadaabtii allana weykusugee duuma lagugu seexiye*
Aduunka lurbaad lajoogtaah dumo lagugu seexiye*
Qub iyoqac colaad joogtaah waxaan ahey kuma qaboobo
Duqa duuma lagu seexigaah*
Qaadan meyno qowsaarnimo iyo in aan qolo u adeegno*
Duqa qabiilku dilow adaan qadiyad laheyne qaado qowsaarnima
Qaadicul dariiq in aatahey cidna daahkamasaarna*
Burcad qafiiftey in aad tahey cid daahkamasaarna*

Waa qaraacan waxaad dhaxashoo dhaayahaagu arkaayaan*
Dhar baxooyinka kugu dhacey mid aad dhayalsankarto maaha*
Shan nin oo aad ilma adeer wada sheegataan*
Hadaad shax kuwada dagteen soomaali*
Inaad shalow katuurtaan waa shey qaldane*
Qiblada aad usocotan qaladweeye haadan cidi idin oran*
Faa,iidaduu qilaafku dhalo hadaad qandiga u hoorsataan*
Qalbiyadaad ka dhaawacantihiinoo qaanjeer ku leedihiin*
Soomaali qaribaada kadaaya duumo lainkuseexiye*
Duqa danta guud in uu uquma qabiil bakala qumanadey
Ilmo in an kaaqubatoo shaley kuu danbeeyee duumo lagu guridye

Waanada hadaad qaadan laheyd marna ma aadan qoomameydeen*
Qarniyaad duleysneed duumo lagugu ridye
Qoomamo waxaa kuu xigey qalan jooyinkii dalkeena
Gaalo in aad qowlad ugu xareysaase allah kuqaribo
Ubadka laqashey xabashidu kuqadeysey
Qalbidilaacweeye qoomamo kagadanbeeysee*

masaajidyada aadan qadarin duumo lagu seexiye*
Diinta aad qaribtey qoomamo kagadanbeysey
Qowlkii ilaahey diidey qarama midoobey*
Qasabkutaageer aduunyo qamastey weeye*
Muslim qaalisaha nohoo qanigaan kayaabeynaah*
Inkastoo mareykan iyo quwado sooduuley
Qalaf nagu hayaan hadana quusanmeyno*
Mar hadii jihaadka looquma leysu qalabqaato
Qeyladuyeero biraha leysuqaato*
Muranku dhocoo maarta la isla dhoco
Muran kuma jiro in uu aniga guule weyne guusha isiin*
Qaramo midoobey waxey qalinka ku duugeen*
In soomali laqaabsadoo axmaar qarmuuye qaadin ka noqdo
Aduunyo qamaastey weeye in uu xamaar qarmuuye qaadi ii noqdo*

Ninkastoo qaarkeyga soogala qaaradeyda yimaada*
Waa qaxootiyoo qoomamaa udanbeyn*
Kuwa hada sooqalamsanayoo Qaryabaanku kayeelayow *
Qeyr idinkama soo horeeyoo duumo la idinku seexiye*
Qarama midoobey waa hunqaaco iyo qares waxey wadaane*
Dadkeygow ha welwalinina weynaha weyn baa wehelkeenaah*
Kibirkii fircoon ma,uusan filaneyn in maalin biyaha lagu hafinayo*
Rabigii fircoon iyo qarqariyey boqorkii qaaruun leh
Abaaro shimbiro qalbaliyey kudirey qooley
Haqabto qaramo midoobey iyo madiidinkooda*

Hubka qanax qanaxleh beryaa looga qaadaah
Inaa ayaga lagu qariboo qiiqa looga kacshaa rabiqadaraah*
Qaniinyo iyo qanjaruufo wixii qoysaska soomaaliyeed
Kalagaareyqarniyalo hortoot
Qabiileyste waxaa laqumanaadey inuu soogufo*
Duumo lagugu ridye*

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: