jump to navigation

War deg Deg ah Seteembar 25, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Commentary & Reports, Wararkii u dambeeyay.
trackback

Dagaal oo aad u Culus oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan haba ugu badnaadeen madaafiicda ayaa ka qarxay qeybo kamid ah Muqdisho. xoogaga Mujahidiinta Soomaaliyeed ayaa Caawa Dagaal aad uculus ku qaaday Madaxtooyada Villa Somalia oo ay ku suganyihiin Maleeshiyaadka Copiga oo galobay.

Madaafiic aad uculus iyo Rasaas ay Ciidamada Itoobiya iyo Xoogaga Mujahidiinta isdhaafsanayaa ayaa lagamaqlayaa Magaalada Muqdisho.

Daryanka Madaafiic iyo Rasaas culus ayaa Caawa isku dhaaf dhaafaya Hawada Magaalada Muqdisho.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: