jump to navigation

Mujaahidiinta Raas-Kambooni oo caawa weerar ku qaaday ciidanka ridada iyo kufaarta ee ku sugan Isgoyska falarenza iyo wadada Maka Al-Mukarama. Seteembar 25, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback


Dagaalkan oo ahaa mid culus oo ay mujaahidiinta Kambooni ku qaadeen ciidanka kufaarta iyo kuwa murtadiinta oo wada jira ayaa caawa ka dhacay agagaarka Isgoyska falarenza iyo wadada Maka Al-Mukarama.

Mujaahidiinta ayaa weerarkan u adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan gantaalaha garabka laga rido.

Mujaahidiintii hogaaminayay dagaalka ayaa noo xaqiijiyay in ay khasaare badan gaarsiiyeen cadowga isla markaana ay ka dajiyeen sarihii ay saarnaayeen cadowgu .

Dhinaca Mujaahidiinta wuxuu dhaawac fududi soo gaaray 4 mujaahid, waxaanan ilaahay uga baryaynaa in uu caafimaad siiyo dambidhaafna uga dhigo.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: