jump to navigation

Bangiyadii u waawaynaa Maraykanka oo albaabada la isugu dhuftay Seteembar 25, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
trackback

Maraykanka oo albaabada la isugu dhuftay
Hoos u dhac dhaqaale midkii ugu darnaa ayaa soo waajahay suuqyada dalka maraykanka markii ugu horreysay tan iyo dhacdooyinkii barakeysnaa ee 11september xilligaas oo jahwareer dhaqaale uu hareeyey hanaanka dhaqaale ee Maraykanka.
Arrintan ayaa timid kadib markii uu khalkhalay suuqa guriyeynta ee dalka Maraykanka oo in muddo ah laga soo deyrinayey xaaladiisa arrintaas oo kusoo gabo-gabowdey kicidii bangiga lemon brothers oo shalay si lama filaan ah ugu dhawaaqey inuu ka baxay suuqa maalgashiga Maraykanka.
Ma aha bangigani kii ugu horreeyey ee kaca balse waxaynu la soconaa in uu dhowr bilood ka hor uu kacay bangi la odhan jirey Bearn Stearns.
Sidoo kale xukuumadda maraykanka ayaa maalmo ka hor ka badbaadisey iney kacaan labo shirkadood oo lakala oran jirey Fannie Mae iyo Freddi Mac oo ahaa shirkado caan ku ah suuqyada maalgalinta guryaha
Dhibaatadan dhaqaale ee lasoo gudboonaatey dalka Maraykanka ayaa la isku raacay in ay sababtay dagaalka uu kula jiro Islaamka oo uu isagu u yaqaan Argagaxisada, waxana hubaal ah in uu ku fashilmay dagaalkii markii haddii uu dhaqaalihiina uu ka burburay wuxuu ku qasbahnyahay in uu is dhiibo.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: