jump to navigation

War Deg Deg Ah:Duqayn Culus oo Hadda ku socota Garoonka Isbartiibada Muqdisho oo fariisin u ah Ciidamada Itoobiya. Seteembar 23, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

Duqayn culus ayaa Goordhaw ku bilaabatay Garoonka Isbartiibada Muqdisho oo fadhiisin u ah Ciidamada Itoobiya ee xoogga ku joogo Ciidda Soomaaliya.

xooogaga mujaahidiinta ayaa Madaafiicda Hoobiyaasha ku garaacay Garoonka Isbartiibada.

Dhawaqa Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa Garoonka Isbartiibada iyo deegaanka Somali Post oo aan ka fogayn xaafadda Suuq Bacaad ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Weerarkan lagu hayo Isbartiibada Muqdisho

Advertisements

Faallooyin»

1. MADAXEY - Seteembar 23, 2008

MACSONKON ITOOBIYAAN SOMALIA HANOOLAATO


U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: