jump to navigation

Mujaahidiinta Al-shabaab oo Burcad sifayn ka sameeyay inta u dhaxaysa Afgooye iyo Wanlaweyn. Seteembar 23, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

Talaado 23 Ramadaan 1429 (23/09/2008)

Ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala jidka isku xira Baydhabo iyo Muqdisho ayaa maanta howlgalo burcad sifayn ah ka fuliyay inta u dhaxaysa magaalooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn.

Mujaahidiintu waxay sifeeyeen afar isbaaro oo yaalay tuulooyinka u dhexeeya labadan magaalo iyagoo labo ka mid ah ay qaadeen dadka deegaanku kadib markii mujaahidiintu kala hadleen, halka labadii kalena Mujaahidiintu cagta mariyeen.

Waa arin aad loogu farxo in maanta Mujaahidiintu ay sugayaan amaanka deegaano aad ugu dhow magaalada Muqdisho isla markaana ay dadka ku kala xukumaan diinta Islaamka, halka cadowguna uu ka bixi kari waayay xerooyinka uu ku jiro.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: