jump to navigation

Abuu Mansuur oo u tacsiyeeyay dadkii maanta iyo xalay ku dhintay duqayntii cadowga isagoo u rajeeyay in ay yihiin Shuhado. Seteembar 23, 2008

Posted by spiritualphilantropy in kalmadda Muqawamada, Wararkii u dambeeyay.
trackback

Muqdisho,22,Sept,2008,Isniin,(Hillaac.net) Afhayeenka Mujaahiddiinta Al-shabaab Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo galabta Shir jaraa’id oo uu u qabtay Warbaahinta kaga warbixinayey Dagaalladii ugu dambeeyay ee ay la galeen Calooshood u shaqeystayaasha Ugandheyska ah Waxa uu sheegay in weeraradii ugu dambeeyay ee xalay ay qaadeen ay ku laayeen askar fara badan oo Ugandeys ah ayna qabsadeen goobo ay joogeen Ciidamada Ugandeyska ah isaga oo sheegay in dhinacoodana uu ka Shahiiday 1 Mujaahid, Isagoo sidoo kalena u Tacsiyeeyay Shacabkii Soomaaliyeed ee ay Gaalada Madoobi Madaafiicda ku Gumaadeen.

Sh.Mukhaar Roobow Abuu-Mansuurayaa Shirkiisa jaraa’id waxa uu kaga hadlay go’aankii dhaq dhaqaaqa Alshabaab ay Albaabada isugu dhufteen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyo sababaha ay arrintaasi u cuskadeen isaga oo sheegay in Gantaallada lagu garaacayo shacabka laga soo dejiyo Garoonka Muqdisho, Isla markaana ay Waajib tahay in Garoonkaas laga Xiro Cadawga adeegsada.

Sheekh Abuu-Mansuur ayaa shacabka ugu Bishaareeyay in ay Guushu soo dhowdahay Cadawgana Inshaa’allaah isagoo Dulleysan lagu qasbi doono inuu isaga cararo Dalka Soomaaliya, Balse loo Baahan yahay in dhibka lagu Samro.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: