jump to navigation

Weerar culus oo Mujaahidiinta Al-shabaab caawa ku qaadeen Xarumaha Yugaandhayska oo illaa hadda socda. Seteembar 21, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

Axad 21 Ramadaan 1429 (21 /09/2008)

Hadda oo saacaddu ay ku taagantahay labadii habeenimo waxa magaalada Muqdisho ka socda dagaal aad u culus kaasoo Mujaahidiinta Al-shabaab ku qaadeen Xarumaha Kufaarta Yugaandhayska.

Dagaalka oo ah midkii ugu cuslaa ee bishan la arko ayaa wali ka soconaya xurumaha Kufaartan waxana la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala gadisan.

Weerarka hore ayaa ka dhacay Xurunta Yugaandhaysku ay ku leeyihiin dhinaca Xeebta ee Madiina oo ah warshadii hore ee sifaynta Baatroolka Jaziira, halkaas oo Mujaahidiintu markii u horaysay caawa gaareen, waxana dhinaca Mujaahidiinta naga soo gaaraya in ay ku dhowyihiin in ay la wareegaan saldhigaas.

Weerar labaad ayaa ka bilwoday xarumahooda Km4 waxana lagu garaacayaa gantaalo aad u badan.

Hadana waxa bilowday duqayn ka imaanaysa dhinaca kufaarta oo madaafiic ay u qaybinayaan xaafadaha.

Wixii faahfaahin ah insha’allaah dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa insha’allaah.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: