jump to navigation

waan ogahay in Joogitaanka Ciidamadaydu aysan Xal ukeeni karin Somalia Dagaalkuna ma ahan Xalka Somalia laakin? Seteembar 21, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

R/waasaraha dowlada Itoobiya Males Zanawi ayaa ka hadlay xaaladda Dalka Somalia oo ay haystaan Kumaanaan katirsan Ciidamadisa kana gaystan dhibaatooyin aad u farabadan oo ay kamid yihiin gumaad dil dhaawac barkac boob kufsi iyo dhibaatooyin kale oo aad uu farabadan.

Males Zanawi oo Waraysi Dheer siiyay Wargays kasoo baxa Addis Ababa ayaa sheegay in Ciidamadiisu ay sii joogayaan Soomaaliya inta ay ka xaqiijnayaan Ahdaaftii ay uqabsadeen Somalia.

Dowladda Itoobiya waxay waxba kama jiraan kasoo qaaday Wararka ay kooxda UDS Jabuti sheegeen ee ah in Ciidamada Itoobiya ay ka baxayaan Magaalooyinka waaweyn ee dalka Somalia.

R/wasaare Zanawi ayaa intaas ku daray in uusan Cidlay doonin Maleeshiyaadka Copiga uu hugamiyo C/laahi Yuusuf oo ah tan ugu haboon ee la shaqayn karta Itoobiya.

“waan ogahay in Joogitaanka Ciidamadaydu aysan Xal ukeeni karin Somalia Dagaalkuna ma ahan Xalka Somalia laakin Danta Itoobiya ayaa sidaas kujirta” ayuu yiri Males Zanawi oo Waraysi siiyaya Wargayska Herald ee Maxaliga ah.

Itoobiya waxay sheegtay in ay weli taaganyihiin waxyabihii ay Somalia utimid oo ah ladagaalanka Mujahidiinta iyo burburinta dowlad Shareecda Islaamka wax ku mamusha

Hadalka kasoo yeeray Males Zanawi ayaa muujinaya in Shirka Jabuuti ka socdo uu yahya mid waqti lumis ah maadaama Itoobiya aysan Ciidankeeda la bixi doonin xattaa hadii ay Heshiiyaan labada Kooxood ee Maleeshiyaadka Copiga iyo kooxda UDS.

Advertisements

Faallooyin»

1. tiitiin - Seteembar 21, 2008

waxaan ifka ugu jecbahey ,,,,doofaarada wadankeena ku soo hogaamiyey shayaadiinta milezanawi iyo wixi ka amar qaata,,,,,,,,,ragaan dhahaayo waxaan la dagaalameenaa , mujaahidiinta ama kuwa diintooda iyo dalkooda difaacaayo,sow ma oga in mareeykankii ugu quwada weenaa ,,alla quwad weenee,, inuu dhaqaale ahaan burburi rabo,,mardhawna ku dhici doonto meeshii uu marey ruushkii quwada weenaa,,ruuxi diinta la dagaalamo taas uun baa u danbeeyso,,alow burburi,,,c/yuusuf yeey iyo inta hawiye uu wato oo gaalada ku shaqeesaneyso,allow naga qabo gaaladaan iyo kuwa raaco,,,allow indhaha ii saar anoo dhulkeenii hooyo gacanta ugu jiro alshabaab taaas uun baa keeni karto inaan nabad ku waarno ,,soomaali kasto oo xalaal ahna waxaa ku waa jiba inuu difaaco dhulkiisa hooyo iyo diintiisaba,,amiin gabar sooomaaliyeed


U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: