jump to navigation

Mujaahidiinta Al-shabaab oo xalay weerar iyo duqayn ku qaaday meelo ka mid ah Magaalada Baydhabo lana wareegay goobo ay fadhiyeen ciidanka ridadu. Seteembar 21, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

Weerar qorshaysan oo xala habeen barkii dhacay waxay Mujaahidiinta Al-shabaab ku qaadeen qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo, ugu horayn waxay mujaahidiintu cagta mariyeen Kaantaroolka magaalada laga soo galo dhinaca waqooyi halkaas oo ay ku dileen 3 ka mid ah tuugadii ridada ee fariisinka ku lahaa, waxaanay ka qaateen dhammaan hubkii iyo saanaddii yaalay bartan kaantarool.

Sidoo kale Mujaahidiintu waxay madaafiic ku duqeeyeen xarunta maamulka ridada ee uu deganyahay Aadan Madoobe halkaas oo ilaa shan madfac lagu dhuftay, lamana oga khasaaraha kasoo gaaray.

Dhinaca kale dagaalkan caawa waxaa ka horeeyay mid galabnimadii shalay qaybo ka mid ah Mujaahidiintu ay kula wareegeen saldhiga Ciidanka ridada ee Daynuunay oo aan sidaa uga fogayn magaalada Baydhabo

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: