jump to navigation

Maamulka Kismaayo “wariyeyaashu waa in ay isdiiwaan galiyaan” Seteembar 21, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
trackback

KN: Maamulka islaamiga ah ee Kismaayo oo saxafiyiin Kismaayo ku sugan kulan la yeeshey ayaa sheegey in ay daruuri tahay in saxafiyiintu is diiwaan galiyaan, waxayna soo jeediyeen qodobo ay tahay in saxafiyiintu ay waafaqaan.

an iyo intii lagu dhawaaqay maamulka islaamiga ah ee Kismaayo, waa markii ugu horeysey oo kullan ceynkaan oo kale la qaataan saxafiyiinta Kismaayo ku sugan, kulanka waxa uu socday 2 saacadood, maamulka ayaan wariyeyaasha soo hor dhigey qodobo ay tahay in ay waafaqaan
waxaa ka mid ah qodobada sida soo socota.
1-In magaca saxaafadda ay u adeegsanayso maamulka iyo ciidamada Islaamiyiintu uu noqda mid aan dhaawaceyn maamulka oo ay wariyeyaashu yiraahdaan marka ay warka diyaarinayaan, maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo’’
2-In wariyeyaasha ay isa soo diiwangeliyaan si aqoonsi saxaafadeed uu maamulka us iiyo, sidaasna ay ugu fududaato ka helida warka ee goobaha maamulka’’
3-In warfidiyeenadu ay ka run sheegaan wararka ay baahinayaan oo ay cadaaladda ku saleeyaan’’
4- ugu danbeyntii waxaa ay sheegaan in labada dhinac waa saxaafadda iyo maamulkii la wada xisabtamo ciddii khalad gasho’

ma jirto wax hadal ah oo saxafiyiintu, waxayna balan qaadeen in ay kasoo arrinsan doonaan waxa ay ka yeelayaan qodobada loosoo jeedshey, waxay qaarkood muujiyeen in ay gudbin doonaan cabashooyin iyo waxyaalaha ay maamulka ka filayaan.

KismaayoNews.com

edited by Maamual

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: