jump to navigation

Askar ka tirsan Ciidanka Jarmalka oo ka fakaday ciidankooda ku sugan Afghanistaan. Seteembar 21, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka, Wararkii u dambeeyay.
trackback

Jariiradad caan ah oo ka soo baxda wadanka Jarmalka ayaa shaacisay in ciidamada Jarmalka aanay u arag ka qeyb qaadasha heysashada Afghanistaan howl soo jiidasho leh iskaba daaye sidaa si ka duwan ay u kala firxanayaan sidii ay mar uun uga baxsan lahaayeen.
Sababta ayay jariiraddu ku soo koobtay mushaarada oo ciriir ah, waqtiga firaaqada oo ay helayaan oo aad u yar iyo daryeelka caafimaad ee meelaha ay ka howlgayaan ciidanku oo aad u liita
Dhowaanahan ayaa waxaa ku badneyd ciidanka Jarmalka guud ah ka tegidda ay shaqada iskaga tegayaan dhaqaatiirta gaar ahaan kuwa xaaladaha deg dega ah iyo duuliyayaasha iyagoo u wareegaya dhanka madaniga

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: