jump to navigation

War deg deg ah: Qaraxyo Culus oo Goordhaw ka dhacay Magaalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay. Seteembar 19, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

War Goordhaw nagasoo gaaray Magaalada Baydhabo Gobalka Bay ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay bartamaha Magaalada Baydhabo.

qaraxa oo ah mid aad u Gil Gilay Magaalada ayaa ka dhacay meel aan ka fogayn Hoyga uu Gudoomiyaha Baarlamanka Aadan Madoobe Baydhabo ka deganyahay.

Weriyaal ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa soo sheegay in Rasaas culus laga maqlayo xaafado katirsan Magaalada Baydhabo taas oo aan la ogayn Cidda ay u dhaxayso.

Xaaladda Magaalada Baydhabo ayaa ah mid aad u kacsan waxaana Al baabada loo laabay inta badan Goobaha Ganacsiga Magaalada Baydhabo.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: