jump to navigation

Garoonka Muqdisho oo lagu garaacay 35 madfac oo isugu jira 75 , B10 iyo Hoobiyayaal nooca 120-ka ah, madaafiicduna waxay ku dhaceen meelo aad ugu dhow diyaaradda. Seteembar 19, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Wararkii u dambeeyay.
trackback

Jimce 19 Ramadaan 1429 (19 /09/2008)

Diyaaraddii maanta soo degtay garoonka Muqdihso ayaa ku badbaaday faro cididood kadib markii dhinac walba laga dhigay goobtii ay diyaaraddii fadhiday madaafiic halkaas oo kusii saarnaa ay ka carareen diyaaraddii oo aanay damin.

Saacad kadib ayay hadana si kadis ah u duushay diyaaraddu iyadoo ka badbaaday gantaalihii lala beegsaday waxana halkaa ka dhacay wax indhihii cadowgu ay ku quus qaateen, waxa la garaacay dhammaan laamigii ay diyaaraduu ay adeegsanaysay.

Si kastaba ha ahaatee diyaaraddan ayaa tijaabo ahaan Yugaandhiisku u keeneen waxaanay maanta si toos ah u arkeen gantaalaha kusoo jeeda garoonka ee wakhti walba diyaarka ah.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: