jump to navigation

Rand oo soo saartay warbixin Khatar ah Seteembar 18, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Maqaalada iyo Muuqaalka.
trackback

Rand waxay leedahay waxaa aad u adag in xoog lagu maquuniyo kooxaha Argagixisad, sidaas darted waxaa lagama maarmaan ah in la helo barnaamij siyaasadeed iyo wada hadalo ay barbar socdaan howlo sirdoon oo dad weynaha ka daahsoon.
Rand oo warkeeda sii wadata waxay leedahay: habka ugu wanaagsan ee loola dhaqmo kooxaha argagixisada ah waa in lagu soo daro siyaasadda si ay u milmaan balse waxaa jira kooxo ujeedooyinkooda ay caqiido ku saleysanyihiin sida ururka Al-qacidda marna suura gal ma aha in wada hadal lala furo waayo waxay rabaan inay xukunka ka ridaan maamulada xukuma dalalka muslimiinta ka dibna ku dhwaaqaan (khilaafah islaamiyah) sina uma suura gal aha in wada hadal lala furo Al-qaacida .

Rand: oo warkeeda sii wadata waxay leedahay marka aan fiirino kooxaha Aragagixisada siyaabihii looga adkaaday waxan dhihi karnaa in:

1. 43% ay ku milmeen siyaasadda ka dib markii wada hadalo lala furay
2. 40% looga adkaaday howlgalo sir doon ayadoo la adegsanaayo dad aanay ak didsaneyn
3. 7%kaliya ayaa waxaa lagu maquuniyey awood
4. 10% la dhihi karo waxay gaareen ujeedooda oo waa ay guuleysteen

Warbixintaan oo aad u dher ayey ku tilmaaneysaa Rand in xiliga hadda la joogo ay hoboontahay in mareykanka ay wax ka bedelaan siyaasadooda xooga ku dhisan Ciidamadana ka saaraan goobaha xooga lagu heysto dagaalka wejigiisa cusubna uu noqdo waxa loo yaqaan (Al-xarbu bil wakaalah) dagaal ay cid kale wakiil kaaga tahay.
Mareykanka muddo halsano kaliya ayuu ku dadaalay dhisidda muslimiin xulafo la noqota oo uu ugu magic daray (Qunyar socod) haddana waxaa uu Rajo ka qabaa inay dagaalka ka xigsadaan dalalka muslimiintana wakiilo uga noqdaan.
Si aad u ogaato wax badan waxaad geli kartaa boga Xarunta oo cinwaankiisu yahay (Rand.org )
Sharta ay maleegayaan allaah ayaan ka magan galnay

Arimahaani oo idil waxa ay cadayn dhab ah u tahay waxa ka socda Soomaaliya hadafka ugu weyn ee laga leeyahay laakin mujaahidka qoriga u qaatay in kalmada Allaah ay kor noqoata naf iyo maalna u huray arinkaa side ku aqbali karaa waxa socda ? maya weeyaan su’aasha dad badan oo culumo isku sheegaya ayaa iminka aaminsan waxa socda in ay sax san yihiin ayna qaldan yihiin raga fikirkooda ka dhigaya qoriga ha socda ilaa gaalo ay kasuu layso taa badalkeedana sax u arkayo aduun yar oo lacageed oo la qaatay iyomaslaxad aan ahayn tan diinta Islaamka oo ay gaalo raali ka tahay iyagoo caadaystay in masaajidada ay ka amaanaan kuwa gaalada la saaxibka ah mujaahidiinta dhabta ahna ka fidiyaan dacayad raqiis ah .

Mujaahidiinta ayaa iminka u muuqda kuwa fahmaya siyaasadaha ay gaaladu wataan iyadoo baryihiiugu danbeeyay marka loo eego waxa socda ay dadka sii milmayeen ama ay u kala baxayeen kuwa diintooda ku gadanaya xoogaa lacago ah iyo kuwa aad u la dhacsan jihaadka iyo waditaankiisa ilamaa koonka aan ku nool nahay gaalo laga xuraynayo ama uu allaah ka oofsanayo .

FG: Qof walba oo mujaahid ah waxaa lagama maarmaan ah in uu dib uga shaqaysiiyo maskaxdiisa ogaadana in dhiigiisa uu u bixinayo kalmada alle ee aanu u bixinayn xorayn iyo wax lamid ah, raayada uu ka bar bar dagaalamanayana uu ka dhigtaa لا إله إلا الله محمد رسول الله in ay kor noqoto Waxaan Allaah ka baryaynaa in uu xaqa ina fahamsiiyo.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: