jump to navigation

Bayaankan ay Al Shabaab ku Mamnuucday Isticmaalka Garoonka…. Seteembar 16, 2008

Posted by spiritualphilantropy in Bayaanaada Muqawamada, Wararkii u dambeeyay.
trackback

Mujahidiinta Al Shabaab oo kamid ah Mujahidiinta diidan joogitaamnka Ciidamada Itoobiya iyo Siyaasadda Copiga ayaa Maanta soo saartay Bayaan ay ku Mamnuucayso Isticmaalka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ay Isticmaalaan Diyaaradaha Xamuulka iyo kuwa Meleteriga Midowga Africa.

  1. Airport-ka Muqdisho waa xarun ciidan waxaana dhex degan Ciidamada soo duulay ee Yugandha iyo maleeshiyaadka Riddada.
  2. Waxaa ka soo degay Calooshooda u shaqaystayaasha Yugandha iyo Burundi islamarkaana lagu wadaa inay ka soo degaan kuwa kale oo dalka lagu qabsanayo.
  3. Waxaa si Rasmi ah u isticmaala saraakiisha Ciidamada Gaalada dalka joogta iyo xubnaha u sareeyo kooxda Riddada.
  4. Waxaa laga dhoofiyaa Baqtiga iyo dhaawaca Ciidamada soo duulay ee Itobiya, Yugaandha iyo Burundi.
  5. Waa il dhaqaale oo laga biilo Ciidamada Itoobiya, si toos ahna GABRE ayaa u maamula kharashaadka garoonka.
  6. Waxaa ka soo dega Saraakiisha sirdoonka Mareykanka iyo yahuuda, waxaana lagu qabqabtaa garoonkaasi Culimada iyo dadka aan waxba galabsan.
  7. FG: Waxay ka bilaabaneysaa dhaqangelinta bayaankan habeenka talaadada saacadda marka ay tahay 1:00am ee saqda Dhexe.

Advertisements

Faallooyin»

No comments yet — be the first.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: